Qeexid
"ld dembaabin."
"ld dembaabin."
Wadaag:
eeg dembaabi. ld dambaabin, dambaabis, dambaabsiin, dambaajin, demb
m.f.dh
Wadaag:
Qof dembi gelin. ld dambaabi, dambaabsii, dambaaji, dembaabsii
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dambi falid. ld dambaab2, denbaab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan.
Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.
m.l
Wadaag: