Qeexid

"ld dheddig."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaddig oo kali ah:
  • ,1 iyo 3: waa magac ka soo horjeeda dhaddig. 3,4,7 iyo 15: waa mid ka mid ah awooda ay Haadda iyo Shimbiruhu ku duulaan. 15,1,4 iyo 3: waa magac la macno ah gaaddo ama shaf.
  • ,4 iyo 15: waa tulud dhaddig oo ugub dhaaftay. 5,4,7 iyo 10: waa geed dhirta ku loohma oo aan gooni isu taagi karin. 1,10,3 iyo 14: waa laboodka ugaadha ugu baaxad iyo bidhaan weyn.