Qeexid
ld dhagarqabe.
ld dhagarqabe.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Khayaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-gray, -gartay; -gri) Khayaano cid ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhagarqabe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweeney dhagar badan. ld dhagarrey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhagarqabe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dhagarley.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-xyo/-gxaan, m.dh) Adke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga helo oo wax lagu dhisto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof aad u da' weyn oo carruuroobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-bayaal, m.l/dh) Qof cid dhagar ka galay. ld dhagarlow, dhagarre, dhagarrow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Hilib wax karis lagu jilciyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod lagu muujiyo dilka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh (-iyo, m.l) ld dhegaati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah dhagaxa adag, laga helo buuraha qaarkood oo markuu isku dhaco dab ka baxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhul ka kooban meel dhagax ah iyo meel ciid ah oo kala qaybsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Wax dhagax la dhacid. ld dhagxi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maalinta kala barkeeda ee qorraxdu aad u kulushahay. ld dhadi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Dhabeel noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax si fiican loo dhaqaaleeyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhagaxyee. ld dhagxin, dhagxis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]