Qeexid
"eeg dhallaamee."
"eeg dhallaamee."
Wadaag:
Saansaan dhallaan isu yeelid; iscarruurayn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Subag, labeen, xeydh, timir cajiiman iwm oo weelsalkiisa ku jira.
m.dh
Wadaag:
Muddo sannad ka yar oo qof da'diisa lagu tirsho. ld dhallinciil.
m.l
Wadaag:
Geed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo, lana aaminsanyahay in la gooyo cawaweerka.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Dariiqadda hawsha xoqidda lagu cusboonaysiiyo, gaar ahaan waxaa lagu isticmaalaa webiyada, oo la yiraahdo waa la dhallinyareeyay.
m.dh
Wadaag:
Inta sano, bilo, maalmo iwm ee noole jiro.
Dadka inta da'da yar.
Dh. ah: qof da' weyn.
m.dh
Wadaag: