Qeexid
"eeg dhengedee."
"eeg dhengedee."
Wadaag:
Wax la dhengedeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-do, m.l) Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.
m.dh
Wadaag:
Geed weyn oo wacanriga u eg oo leh caleemo balballaaran iyo miro la cuno.
Dh. ah: qof aan si dhakhsa ah wax u fahmin.
Dh. ah: nooc ariga ka mid ah oo dhego balballaaran.
m.dh
Wadaag:
Socod habeen haween ugu haasaawo tegid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: