Qeexid
"eeg dhirqaad."
"eeg dhirqaad."
Wadaag:
Meel geedaha ku yaal oo dhan ka goyn si loo beero.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
ld afarqaad1(1), afarqaadis, afarqaadlays, afarqaad afarqaadis m.dh ld afarqaadid.
m.f.dh
Wadaag:
Haweeney dhibaad siin. ld dhibaadsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn.
Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.
m.dh.u
Wadaag: