Qeexid

"eeg eexo2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eexasho oo kali ah:
  • Waxayna u dhawdahay inay Soomaaliya ku soo dabaalaan cadaalad, sinaan iyo eexasho la'aan, beelaha kalana u hogaansamaan meeshana ay ka baxdo kanaa ila qabiila oo Soomaaliyina ay u simantahay.
  • Nidaamkani wuxuu si cad iyo si dadban ku abuurey dhamaan bulsho weynta Soomaali cuqdad nafsi iyo xanuun eexasho la sharciyeeyey.