Qeexid
ld eey2.
ld eey2.
magac / noun
Dheddig / feminine
e.d
Qeexid: ld eey3.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-eey/-yo, m.dh) Eey dheddig ah. ld eeyad, ey2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
e.d
Qeexid: Erey dareen: ehi!, oh! ld eeyaa.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-eey/-yo, m.dh) (c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm. ld ey1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld eryasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld eersasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Rafaad badan la kulmid.
Qeexid Xigta: Xanuun daran la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Rafaad; silic; saxariir.
Qeexid Xigta: Xanuun daran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]