"eeg fadeexow."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Fal xun oo aan qarsoonayn; ceeb, facsharo.
m.dh
(-oobay, -owday; -oobi) Fadeexo la kulmid.
f.mg1
ld faddarow1.
m.f.dh
Cid fadeexo ku samayn; dacaayadeyn.
f.g2
-xeeyay, -xaysay
ld fadeexo.
eeg faarow.
eeg fadeexee.
eeg wadeecow.
ld faqiirid.
eeg fallaagow.
ld yaxoobid, yoxoob1 (4), yoxoobsasho.
eeg firow.
ld yoxoobid.
ld ubaxoobid.