Qeexid

"ld foororid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foorar oo kali ah:
  • Waxay ahayd goor casar ah qoraxduna ku sii foorarsanayso godkeedii habeenimo.
  • Inkastoo aanu su'aashaas ka fileyn, haddana inta uu hoos u foorarsaday ayuu u bilaabay sheekadii isagoo wajigiisa qiiro ka muuqato.