Qeexid

"eeg fuji."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fujin oo kali ah:
  • Shalay gelinkii danbe ilaa maanta ayaa Muqdisho lagu arkayey in gaadiidleyda ay fujinayaan murayadaha madmadow ee baburtooda ku dhagan iyadoo ay u egtahay in ay u hogaansameen amarkii taliyaha boliiska.
  • Haddaba Farxaan anigu ma jecli ee isagaa la igu xabageeyee walaaleey haddaad iga fujin karayso iga fuji” “Waa qof wanaagsan, anigaa aqaana, bini aadamtinimo ruux leh weeyaan ee maxaad ku nacaysaa?” ayey Saynab tidhi.