Qeexid

"eeg furee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furayn oo kali ah:
  • Inkastoo Maanta laga ciiday Kismaayo hadana waxaa jiray dad badan oo maanta sooman, iyagoo sheegay inaysan arkin bisha soonfur, sidaa daraadeedna aysan ku afurayn hadal loo sheegay.
  • Waxaannu bulshadu ugu bushaaraynaynaa in aannu u furnay sheeriskii, iyaga oo gaadhi doona inay in badan dadka wada gaadho oo ilaa toddobaadan kun oo sheer ayaanu furaynaa.