Qeexid
"eeg gaafo2."
"eeg gaafo2."
Wadaag:
(f.g) Wax la fasilay xirasho.
(f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm).
(f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho.
f.g
-shaday, -shatay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Bedenka gudihiisa kuraasi ku rakiban ragga seebinaya ku fadhiistaan.
m.l
Wadaag:
Wax diyaar ah ahaansho.
Midab gaar ah yeelasho (neef geel ah).
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag: