Qeexid
ld genso.
[-saday, -satay]
f.g3ld genso.
Fal / verb
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ganuun u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Awr la rarayo si gaadaan ah u xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax ugaarsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Qeexid Xigta: Labada ilig ee sare middood.
Qeexid Kale: Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda.
Qeexid Xigta: Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka.
Qeexid Kale: Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld gen.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka g.: ganacsi sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: gansado (qoonsado) oo caanuhu ku cararaan; godolnaqsi. 2. ld gaaggixid.
f.g3
Labdhedig: -ntay, -natay
Qeexid: Ugaar fallaar ku dhufsasho. ld geno.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nayaal, m.l/dh) Bir, qori, iwm qaroofan oo wax la suro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Raarta xerada xoolaha.
Qeexid Xigta: Xera xoolad.
Qeexid Kale: Meel siman, dhir badan leh, biyabaxo ah oo buuro u dhow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld gensasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld gamid, ganiin, gemid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax, wax xusuusan ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax, wax fahamsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gufar ku dhega weel burcad laga shiilay salkiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xog cid ku saabsan sir ahaan u raadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Gafuur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Beec; iib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -nnaa, -nnayd
Qeexid: Wax la tuuray ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld genan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) (c.nafl.) Xubin dhuuban oo ku taalla caloosha hoosteeda; waxay ka laallaaddaa oo dhacaankeeda ku shubtaa godanta (xiidmaha madaxdooda hore oo caloosha xiga).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]