Qeexid
"eeg ganuunso."
"eeg ganuunso."
Wadaag:
Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Haruub yar oo xoolaha lagu maalo (ari).
Ceel, meel salkiisa ka mid ah oo biyo ka soo maaxdaan.
m.l
Wadaag:
Haan, dhiil iwm haruub ku daboolid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg muquunso. ld maquunsad, maquunsasho, muquunsad.
m.f.dh
Wadaag: