Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
garaadayso
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
Fal / verb
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `garaadayso`
garayso
Qeexid
(f.g) Wax, inuu garyahay qirid.
(f.mg) Garays xirasho.
(f.mg) Garraar xirasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
garaadaysasho
Qeexid
ld garaadsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
garaadso
Qeexid
Da' wax lagu fahmi karo gaarid. ld garaadayso.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
garaad
Qeexid
Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
garaad
Qeexid
(-dyo, m.dh) Nin qolo madax u ah; ugaas; wabar.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
garaad
Qeexid
(-dyo, m.dh) Nin qolo madax u ah; ugaas; wabar.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
galladayso
Qeexid
(f.g) Cid abaal u gelid si abaalgud looga helo.
(f.mg) Ku g.: cid nimco weyn siin (Eebbe).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
caadayso
Qeexid
/mg3 Wax caado ka dhigasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
garaadsi
Qeexid
ld garaadsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
garaadyar
Qeexid
Qof caqli yar ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
garaadley
Qeexid
(c.nafl.) Duul ka tirsan naasleyda oo ay ka mid yihiin daayeerada iyo dadka.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
garaadxun
Qeexid
Wax aan caqli ku filan lahayn ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
garaam
Qeexid
ld garaamme.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
garaac
Qeexid
Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho.
Dhaaryid.
Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
garaan
Qeexid
ld garaamme.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
garays
Qeexid
(-syo, m.dh) Guntiino midabbo leh oo haweenku xirtaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
garaac
Qeexid
Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto.
Nuugid badan.
ld garaacid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
garaac
Qeexid
Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag: