"eeg gebsii."
Wadaag:
Weel afka u rogid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Cuntada dadka iyo duunyaduba quutaan. ld gasiin.
m.l
(kiim.) Insaymyo ay dhiiqaan unugyada ku yaalla gudaha caloosha lafdhabarleyda, kaas oo dedejiya borotiinka.
Qalab lagu dabo shimbiraha siiba dagiiranka oo xidid geed ka samaysan.
eeg gelinsii. ld gelinsiis.
m.f.dh
eeg garabsii.
eeg geyeysii. ld gayeysiin, geyoodsiin.
eeg geyeysii. ld gayeysiin.
Cunto; calaf; dheef; dhuuni. ld gesiin.
ld geyeysiin.
m.dh
eeg qubsii.
eeg cabsii.
eeg cabsii. ld cabsiis.
eeg dabsii.
eeg garsii.
eeg gawsii.
ld gelid.
eeg habsii.
eeg qaybsii.