Qeexid

"ld gadood1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gedood oo kali ah:
  • Hoboladda ugu caansan ee qaadda Goobile Saar Gedood waa fanaanadda Khaddiija Cabdullahi Dalays.
  • Aroosyada, xafladaha dhalinta iyo dumarka samaystaan, sanad guurooyinka gobollada ama waqtiydaa taariikhiga intaba waa laga qaadaa Gooble Saar Gedood.