Qeexid
ld gojoxo.
ld gojoxo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Hilibka saaran shafka geela. ld gojaxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Candho xoolaad caano ku baaqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Soo godnaanta qaarka sare in yar godanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]