Qeexid
"eeg golee."
"eeg golee."
Wadaag:
Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan.
Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan.
Daaddegga buuraha. 4. Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga. 5. Foorad. 6. Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas. 7. G. lahaan: ujeeddo; dan.
m.dh
Wadaag:
Nooc sagaarada ka mid ah.
Qorraxda galabnimo, gaar ahaan markay ugu kulushahay.
Dawaco khatar ah.
m.dh
Wadaag:
Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay.
Goobjoog.
Qof waaya aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.
m.l
Wadaag:
Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan.
Goob, fagaaro.
Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay. ld gale.
m.l
Wadaag:
Xiriir kalgacayl oo ka dhexeeya dad isku gobol ah.
ld gobolaysasho.
m.l
Wadaag: