"eeg golmaranow."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Golmaran noqosho.
f.mg1
Dheddig xoolaad ama dad oo aan uurkiisa ilmo ku jirin, caruurna nuujineyna.
Oori ciddoodi jirtay oo faramaran kaga timid.
Nin aan hub sidan.
m.f.kh
ld goobis.
m.f.dh
eeg goolow.
eeg godadow2.
eeg maraqow.
eeg hodanow.
eeg oommanow.
ld mararrow1.
Caano bur iyo biyo u kala miirmay.
Cudur idaha ku dhaca.
m.l
ld goommoon.
f.mg4
-naa, -nayd
ld goommoonaan.
m.dh
/dh ld gommoonaan.