Qeexid
"eeg guulallow2."
"eeg guulallow2."
Wadaag:
Welwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato ku soo fool leh.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Dhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.
f.mg1
Wadaag:
Wax guulallow hayo ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho.
f.mg1
Wadaag: