Qeexid

"ld guurin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guuris oo kali ah:
  • Guurista wadadaan ayaa la filayaa in ay la xiriirto heshiiska labada dhinac gaareen taas oo ganacsatada laga filayo damaanad qaad in aan goobahaas weerar looga soo qaadin dowlada.
  • Soo saarista Infopankki wuxuu mas’uul ka yahay waqtiga la-simista qeybaha U soo guurista Finland, Nolosha Finland, Wararka Finland iyo wararka Helsinki, Espoo, Vantaa iyo Kauniainen.