Qeexid
"eeg haalhee."
"eeg haalhee."
Wadaag:
Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi.
ld halhayn.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Soo dhaafid aan la ogeyn ee kaadida ama saxarada.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof wax kasta oo loola yimaaddo aan hadal ka keenin.
m.l
Wadaag: