Qeexid
ld haghag1.
ld haghag1.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Iin qof yeesho oo u diidda in uu hadalka si bayaan ah u yiraahdo; shigshigid. ld haghago.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: ld haghaglee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof hadalka shigshiga; shigshigow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Maro qaarka sare oo aan indhuhu ku jirin ku daboolasho.
Qeexid Xigta: Haweenay ganbo madaxa saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld haghaglayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Shigshigid. ld haghag2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg haghagaglee. ld haghagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Maro qaarka sare ee dadka oo aan indhuhu ku jirin lagu daboolo.
Qeexid Xigta: Sida marada hagoogta ah loo xirto.
Qeexid Kale: Gambada haweenku madaxa saartaan. 4. Koofiyadda inteeda wejiga hareysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax dedid.
Qeexid Xigta: Meel har u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla!
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Qof indho la' hoggaamin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax hagoog u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hagoogasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hagooji. ld hagoojis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hagoojin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax hagoog leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hagoog2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Isku ladidda hawl ama arrin wax ka qabashadeeda la isku lado; xoogdhabiil; dhagar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Inkiridda laysku inkiro wax laysku ogaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hag. ld hagis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]