Qeexid
"ld hullaabo."
[-btay, -batay]
hillaab tay
hillaab atay
f.g3"ld hullaabo."
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Iftiin xoog leh oo daruuraha isku dhaca ay bixiyaan waqtiga roobka.
m.l
Wadaag:
Daruuro isku dhacay iftiin bixin.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Maro qaarka sare ku dedasho. ld hillaabo.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.
T. qaad: arrin wax ka qabasho.
(fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Wax in yar durugsan gacan ku laacid.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag: