Qeexid

"eeg hoosaasi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoosaasin oo kali ah:
  • Waxaan uga jeedaa Somaliyaay aayahaaga ka tasho oo hadimada iyo hoosaasinta diid.
  • Halaaggii ka dhashay hoosaasintii ICG iyo ciidamadii hororrada ahaa ee ay soo hubeeyeen waa mid mahadhooyin reebtay, taariikhdana jiilba uu jiilka ka dambeeya u sii tabin doono.