Qeexid
"eeg hormee."
"eeg hormee."
Wadaag:
Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.
m.l
Wadaag:
Ka soo horrayn.
Horay u socosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad horumar gaarsiin.
Cid safka hore gelin.
Lacag iwm cid hore u siin. ld hoummari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax horin horin u qaybin.
Nafley hormo gelin.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(baay.) Dhacaan ay qanjirrada jirka qaarkood dhalaan oo dhiigga ku daraan dabadeedna dhaxalsiiya xubno badani inay shaqadooda fuliyaan, korriimada jirkana qayb weyn ka qaata.
m.l
Wadaag: