Qeexid

"eeg horraysii."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horraysiin oo kali ah:
  • Jawaab: Marka musqusha la gelayo waxaa la horraysiinayaa addinka bidix, marka laga soo baxayana waxaa la soo hor saarayaa addinka midig.
  • Mustaqbalkan indho caafimaad qaba lagu eego ee aan sawir madaw laga soo qaadin ama mar walba dhanka xun aan sadaashada lagu horraysiin.