Qeexid

"ld hurin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huris oo kali ah:
  • Cid kasti oo arrinta colaaddaasi ku abaabulaysa erayo colaadeed, ficil, odhaah ama qoraal ee hurisa colaaddaasi waa in tallaabo sharciya laga qaadaa.
  • Shariif oo intaas raaciyay: "Mucaaradku waxay u dagalamayan sidii ay Al-Qaeda saldhigyo uga sameysan lahayd Somalia, kuwasoo ay ka huriso colaadaheeda; waayo Al-Qaeda waxay Somalia u aragtaa goob muhim ah oo ay ku dhuuman karaan".