Qeexid
"eeg ilhaan2."
"eeg ilhaan2."
Wadaag:
Ku i.: cid ilhaan siin (Eebbe).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(dii.) Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.
m.dh
Wadaag:
Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
Busta madowga badan eesabuulka maseggada ku dhalata, badarkanamadowga ka dhigta.
m.l
Wadaag:
eeg imtixaan ld imtixaanid, intixaamid, itixaamid.
m.f.dh
Wadaag: