Qeexid
ld ammin.
ld ammin.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh.fk
Qeexid: Goorta la joogo; hadda; haddeer; eegga. ld amminka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
mu.we
Qeexid: Tiro weyddiimeed oo caddad, qiime ama saacad lagu hubsanayo; inma?, intee?. Tus. “Waa immisadii?”, “Waa meeqa saac?”. ld meeqa.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh (nax.) Qaab faleedyo gaar ahoo waafaqsan amminka falka la sameeynayosida “timaaddo”, “tagto” iyo “joogto” iyadoo laga ambaqaadayo waqtiga la soo saarayohawraarta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Goor; waqti. ld immin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: ld temmin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Aan dhagar iyo laqdaboaqoon; daacad; lillaahi (qof).
Qeexid Xigta: Nabad ah;aan cabsi lahayn (meel).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qiime, sicir. ld tammin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld hammiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Wax qiimo ama tixgelin gaar ah siin.
Qeexid Xigta: Qof xurmayn. ld tammin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Cid kalsooni kuqabid.
Qeexid Xigta: Ku aa.: cid si kalsooni leh wax ugudhiibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld sammiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld temmin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]