Qeexid

"ld jaahwareerid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jahawareer oo kali ah:
  • J: Somaliland waxa hadda ku jira jahawareer siyaasadeed.
  • Magaalada Lascaano gudaheeda ayaa waxaa ka jira jahawareer ba'an iyada oo ay jirto iyada oo laga baqayo in halkaas isku farasaraan ciidamo beeldyo kala tagersan labada maamul.