Qeexid

"ld jaranjaro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaranjar oo kali ah:
  • Ragga gurigaa ku noolaa intii hubka haleeshay ayaa laba jaranjaro ay isla yiqiineen iska soo shubay iyagoo feejignaan weyn qaba.
  • Sida la sheegay bilowgii taariikhdiisa waxa uu madaxdiisa ku soo jiitey oo ay ku jeclaayeen markii uu noqdey ninka heysta feedhka culus ee Uganda sanadkii 1951kii, isagoo sidaasna kor ugu dalacey jaranjaradii darajadii Milateriga.