Qeexid
"eeg jidee."
"eeg jidee."
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag:
eeg jimlee. ld jamleyn, jamleys, jimleys, jumleyn, jumleys.
m.f.dh
Wadaag:
Madow khad u eg oo awrtu qadaadka ku yeelato marka ay qooqdo; dawaad; tawaad.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso. ld jadbo, jalbo, jibbo, jilbo.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (bot.) Nooc deegaan ah oo ka kooban geed qaab bixitaankiisu gaabiyo iyo dhir hagaastay (sfunted tress), inta badanna dhererkoodu waa 1-2 mitir, mar marna leh dhir dhaadheer. Waxa laga helaa gobollada roobku ku yaryahay ama leh carro aad ugu xun inay kaymo ka baxaan, sida dhulka oomane-u-eka ah ee cidhifyada lamadegannada; dadka dagganina waxa laga yabaa iney noqdaan reerguuraa, xoolo dhaqato.
m.dh
Wadaag:
Bir ama xarig laba wax layskula xiro si ay isu jiidaan.
Foolasha yaryar ee hoose oo xaya-waanka.
m.l
Wadaag:
Wax sharci laga dhigay noqosho.
f.mg1
-oobay, -oowday
Wadaag: