Qeexid
"eeg jiil2."
"eeg jiil2."
Wadaag:
Wax si xoog leh u soo dhufasho.
Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Nirgo qoryo fiiqfiiqan oo si farsamo ah loo habeeyey si aysan wax u nuugin gafuurka uga xirid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Qolof bushimaha kor fuusha marka oon ama xanuun ku yimaado.
(-lal, m.l) Qoryo fiiqfiiqan, si farsamo ah loo habeeyey oo nirgaha afka looga xiro.
Dalab. 4. (-lal, m.l) Fac.
m.l
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag:
Balag digir marka uu ka tago halcasaadka oo uusan gaarin jalawga.
Ilmaha shimbiraha ee aan weli duulimaad gaarin.
m.l
Wadaag: