Qeexid
"eeg kawiro."
"eeg kawiro."
Wadaag:
Doonni ama markab meel u leexin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Haweeney kawir marsasho ama habka kawirka u firasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan.
Meel u weecashada dooni ama markab.
m.l
Wadaag:
eeg karuuro. ld karoorad, karoorasho, karuurad.
m.f.dh
Wadaag: