Qeexid
"eeg khudbee."
"eeg khudbee."
Wadaag:
(-do, m.l) Hadal dad badan hortii laga jeediyo. ld khudbo.
m.dh
Wadaag:
Dhir yaryar oo ka kooban ubax, caleemo iyo xididdo oo dadku cuno, cuntadana ku darsado. ld khudaar.
m.dh.u
Wadaag:
Si qarsoodi ah haweenay u mehersasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg khudbasirey-so. ld khudbasireysad, khudbasireysi.
m.f.dh
Wadaag: