Qeexid
eeg kitaabday.
eeg kitaabday.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.mg1
Qeexid: (-deyiyay,-dayday; -deyi) U k.: qof buka si loo daaweeyo kitaab u eegid; kutubbo-rogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dii) Buug ay ku yaalliin waxyaabo badanaa diini ah oo farta carabiga ku qoran.
Qeexid Xigta: (u) Ballanbaalis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kitaabfur2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wadaad (kitaabgaablow) cid jirran kitaab u fiirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hantida ugu horreysa oo la siiyo wadaad qof jirran daaweynaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin diinta si xun ugu shaqeysta; fiqidduur. ld kitaabgaablow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld kitaabgaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]