Qeexid

"ld kontomeeye."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kontomeeyo oo kali ah:
  • Xildhibaano tiradooda kor u dhaafeyso Kontomeeyo oo maanta Jan 10,2010 ku shirey magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa tageerey Guddoomiyaha Barlamanka Federaalka Sheekh Aadan Madobe.
  • “Ilaa kontomeeyo tuug ah ayaa soo galay magaalada, ilaa labadii bilood ee u dambeeyayna waxaanu gacanta ku dhignay 26-tuug,” ayuu yidhi Taliyuhu.