Qeexid

"ld koofiyad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koofi oo kali ah:
  • Labadaas amuuroodba duqyada oo koofiyadooda iyo kiishadoodaba sita ayaa caynka hoosta ka geliyay, waxaanay masalaha u dhigeen badhtamaha bisha dirir cawleed ama candha-qoys loo yaqaan.
  • Waxay ila tahay, sidaa si aan ahayn in aanay sharaf ku yeelanayn Koofiyadiina, Cumaamadiina Rishwaaniga ah iyo waliba Bakooradiina xaradhka leh.