Qeexid

"ld kordhin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kordhis oo kali ah:
  • Barnaamijka cunnada Adduunka ee WFP ayaa waxay dhawaan shaacisay inay kordhisay gargaarkii ay geyn jirtay Somalia, kaddib markii ay xalaado cunno la'aaneed la soo daristay 2.4 Milyan Somali ah, kuwaasoo laga baqdin qabo inay sii kordhaan.
  • .1 Mashruucan Xeer wuxu soo jeedinaya in haddii Golaha Wakiiladda loo kordhiyo muddada xilka, Guurtiduna ay dawaali u helaan kordhis taas la mid ah.