Qeexid
eeg kusho.
eeg kusho.
magac / noun
Fal / verb
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Dhir badan oo aan la dhex mari karin; juq; kayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -shaday, -shatay
Qeexid: Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg fusho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Suun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito. ld kiisad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Is k.: qof isuqabe ah ama sheegte ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qol cunnada lagu kariyo; jiko; alawaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg kaasho. ld kaashi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Astaanta muujisa in shibbanuhu uu labalaabanyahay (far carbeedda).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (fiis.) Xoogga saaran halkii halbeeg ee bedka walax, sababana in ay walaxdu qaab doorsoonto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Dhuxul noqosho (wax).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kahasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Kumeelgaar.
Qeexid Xigta: Ku wareejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]