Qeexid

"eeg laali."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laalin oo kali ah:
  • Wasiirka is-casiley ayaa sheegey dhamaan lacagihii ay baxsheen shirkadaha shisheeye gaar ahaan kuwa macdanta, Batroolka, ilaalinta xeebaha dhamaan noqdeen kuwa loo isticmaaley si gaar ah.
  • Ujeedooyinka loo abuuray IGAD, waxa lafdhabar u ahaa horumarinta is-gaadhsiinta gaadiidka dalaka, degenaanshaha gobolka, kobcinta suuq ganacsi ka dhexeeya iyo ilaalinta degaanka (Environment) dhammaan dalalka ay IGAD ka kooban tahay.