"eeg ladaabo."
Wadaag:
eeg laabo.
m.f.dh
eeg labo2.
eeg laablaabo.
eeg daabo.
ld ladaabasho.
m.l
ld laablaabasho.
m.dh
Eeg ladaabad
Xoolo maalin walba biyo cabbid.
f.mg3
-btay, -batay
Xoolo maalin walba waraabin.
f.g2
-iyay, -isay
(-byo, m.dh) Legga xoolaha.
Waraabinta xoolaha maalin walba la waraabiyo.
L. ah: xoolo maalin walba biyo cabba.
eeg laado.
eeg ladaabi.
eeg saabo. ld saabsasho.
eeg haabo. ld haabad.
ld ladaabin.
eeg waabo.
eeg dhaabo.
eeg xijaabo.
eeg raxaabo.