Qeexid
"eeg ladnee."
"eeg ladnee."
Wadaag:
Wax fayow ka dhigid.
Wax barwaaqaysan ka dhigid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Eebbe, cid wax ladan ka dhigid.
Eebbe, cid maal badan siin.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Isku l.: wax xil iska saari waayid.
Ku l.: wax ku raaxaysasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: