Qeexid

"eeg liid2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liidid oo kali ah:
  • Waxaa inna soo maray muddo dheer oo aan dhadhaminay in nagu filan oo ah: xoog isu adeegsi, kalitalisnimo iyo ku dhaqanka hababka ku dhisan fogaynta, liididda & kugaboodfalka xuquuqda dadka kale ilaa aan ka waynay qaranimadeenii, dibna u dhacnay.
  • Quudhsigu waa cay, yasid, liidid, maagid, hanjabaad iyo bahdil.