"ld liitir."
Wadaag:
Eeg litir
(-rro, m.dh) Halbeeg lagu cabbiro hooraha una dhigma 1000 senti mitir oo saddex jibbaaran.
m.l
ld watar.
Indho ka qarsoomid.
Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
f.mg1
(-rro, m.dh) Hal liitir oo kun