"eeg lufluf2."
Wadaag:
eeg luf2.
m.f.dh
eeg luufluuf2.
Cunto yar oo hambo ah uruurin.
f.g1
-fay, -ftay
ld liifid.
m.dh
Hambo uruursasho.
f.mg3
-ftay, -fatay
Cunto hambo ah oo laysu soo uruuriyey.
m.l.u
Wax dildillaacin.
Wax baabi'in.
f.g2
-iyay, -isay
ld luufluufin.
m.l
Eeg luufid
eeg luufluufi.
Eeg luufluufis
Weel iwm dildillaacid.
Wax baabi'id.
f.mg1
Wax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.
eeg xaaluf2.
Wax yar uruurin.
(-faf, m.l) Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray.