Qeexid
"eeg lughel."
"eeg lughel."
Wadaag:
Arrin aan wax ka qabashadeeda daacad loo ahayn isku dirqiyid.
Arrin, hawl iwm carqaladayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka.
Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.
Socod aan gaadiid la fuushanayn.
m.dh
Wadaag:
lid gufaaco m.l (-ooyin, m.l) (juqr.) Gobol cadaadiska gibilkiisu ka sarreeyo kan gobolka deriska la ah.
Wadaag: